Home Wararka Caalamka Sharciyada Jarmalka ka jira ee isbadalaya Sanadkan Cusub ee 2021 (Akhriso)

Sharciyada Jarmalka ka jira ee isbadalaya Sanadkan Cusub ee 2021 (Akhriso)

0

wadan walbo oo Yurub ah waxaa Sanad walbo bilowgiisa dowlada ay soo bandhigtaa Sharciyo Cusub iyo kuwa lagu sameeyay isbadal waxana wadamada qaar ee soo bandhigay isbadalka kamid ah Dalka Germalka.

Sharciyada isbadalaya Sanadka 2021 ee Dalka Germalka

1) Mushaharka lagu shaqeeyo Saacadii ayaa laga dhigay 9.60€ sanadka 2021 halka horay ay u aheyd 9.50€

2) Lacagta ceyrta ah ee dadka keligood ah waxay noqonaysaa 446€ bishii.

3) Lacagta caruurta 15€ ayaa lagu siyaadinayaa, oo 219€ ayay noqoneysaa.

kirada , tikidhada iyo adeega caafimaadka ayaa qaaliyoobidoonaa sanadka cusub.

Dowlada ayaa la filayaa in ay soo saarto sharciyo kale kuwaasi oo badankooda lagu dabaqidoono xaalada Corona ee wadanka ka taagan iyadoo wadanka uu hada ku jiro xanibaado dheeri ah.

Somaliska Berlin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here