Home Wararka Maanta Laga Bilaabo Kowda January Dadka kasoo Safraya UK oo looga baahanyahay Tijaabada...

Laga Bilaabo Kowda January Dadka kasoo Safraya UK oo looga baahanyahay Tijaabada PCR

0
Photo: Jonas Ekströmer / TT

Laga bilaabo kowda Janaayo, tijaabada PCR-ga ayaa looga baahan yahay dadka safarka ah ee ka socda UK ee Sweden soo galaya, Wasiirka Arimaha Gudaha Mikael Damberg ayaa ku dhawaaqay shir jaraa’id maanta. 

In kasta oo horay loo mamnuucay duulimaadyada iyo xayiraadaha gelitaanka, safrayaasha ka socda Boqortooyada UK hadana waxaa dhici karta in Dadka Safraya wixii ka danbeeya Kowda January loo diido galintaanka hadii aysan wadan warqada cadeeneysa in Qofka uusan qabin xanuunka

Warqada cadeynta ee Qofka in uusan qabin Corona ayaa loo baahanyahay in ay noqoto mid laga soo qaaday 72 saac ugu yaraan iyadoo ka badan aanan la aqbalidoonin in qofkaasi uu wadanka soo galo.

Sweden ayaa sharuudo badan oo dhanka socdaalka u soo saartay in aanan xanuunka loogu faafin wadanka ama dad qaba aysan wadanka u keenin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here