Home Wararka Maanta Sweden ku dhawaad 205 Qof oo u dhitay Xanuunka Coronavirus

Sweden ku dhawaad 205 Qof oo u dhitay Xanuunka Coronavirus

0
Photo Fredrik Sandberg / TT

Laga soo bilaabo Diisambar 23, Iswiidhan waxay diiwaangelisay 205 dhimasho cusub oo ka dhalatay xanuunka ‘covid-19’, sida uu qoray wargayska SVT .

Dhimashooyinka ugu badan ayaa dhacay usbuuca dhammaadkiisa kuwaasi oo waqti danbe la diiwaangaliyay.

Wadar ahaan 8,484 qof ayaa ugu dhintey Sweden Convid-19 ilaa iyo markii uu bilowday Xanuunka.

In ka badan 32,000 oo qof ayuu cudurka ku dhacay tan iyo habeenkii Kirismaska. Isugeyn 428,533 iswiidhish ah ayaa laga helay Xanuunka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here