Home Wararka Maanta Qiimaha Kaararka Lagu raaco Gaadiidka Sl oo la kordhiyay laga bilaabo 5...

Qiimaha Kaararka Lagu raaco Gaadiidka Sl oo la kordhiyay laga bilaabo 5 January

0

Sida ay Shaacisay Shirkada Gaadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm waxaa la kordhiyay Qiimaha lagu jaranayay Kaararka loo isticmaalo Gaadiidka kala duwan.

Laga bilaabo 5 Januar ayuu bilaabanayaa.

Dadka Waaeyn

Qiimaha Hore 930 Qiimaha hada 930.

Waxaa sidoo kale la kordhiyay Qiimaha Dadka waaweyn Dhalinyarada iyo Ardayda kuwaasi oo laga dhigay 630 Kr.

Shirkada ayaa sheegtay in lacagta lagu Kordhiyay lagu hormarinayo Habka Gadiidka uu u shaqeeyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here