Home Wararka Maanta Sweden: war laga soo saaray Cabsida laga qabo Talaalka Corona ee bilaabanaya

Sweden: war laga soo saaray Cabsida laga qabo Talaalka Corona ee bilaabanaya

0
Photo/CAROLINA BYRMO

cabsi laga qabo talaalka la filayo in uu ka bilowdo dalka Sweden ayaa keentay in dad badan oo wadanka ku sugan in ay ka meer meeraan talaalka oo la filayo in uu dhawaan bilaabanayo.

Dadka ka meer meeraya talaalka ayaa ka cabsi qaba dhibaatada ka dhalan karta xanuunka oo qeyb ka tagay cuduro lagu arkay dad horay talaal loogu sameeyay.

Cilmi baare ka tirsan Jaamacada Umeå oo lagu magacaabo Fredrik Elgh ayaa joornaalka aftonpladet u sheegay in aysan jirin saameyn xoogan oo ka dhalan karta Talaalka.

”Waxaan ka baqeynaa ‘narcolepsy’ oo la xiriirta tallaalka Pandemrix. Laakiin markaa waa inaad maanka ku haysaa in in ka badan lix milyan la tallaalay boqollaalna laga helay nasiib darro, ayuu yidhi.

talaalka Corona ayaa ah dawada kaliya ee xiligan aduuka ugu jiraan tartarka lakin warbaahinta aduunka qaar ayaa tabineysa dhibaato ka imaan karta taasi oo keentay in dadka qaar ay diidaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here