Home Wararka Maanta Dhimashada 66 Qof oo maanta laga diiwaangaliyay Dalka Sweden

Dhimashada 66 Qof oo maanta laga diiwaangaliyay Dalka Sweden

1

Wakaaladda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan ayaa maanta sheegtay in 66 qof oo cusub ay u dhinteen  Xanuunka Corona taasi oo macnaheedu yahay in 6406 ay ugu dhinteen Iswiidhan cudurkan.

Guud ahaan 208,205 kiis oo infekshan ah ayaa laga diiwaan geliyey Iswiidhan. Tani waa kororka 7,240 kiis tan iyo shalay.

Shirka jaraa’id ee Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa ku soo aadaya iyadoo maanta lasoo saaray Sharciyo lagu Mamnuucayo Goobaha Jimicsiga iyo Dabaasha ee Caasimadda Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here