Home Wararka Caalamka Lena Hallengren ” Dowlada waxay dooneysaa Sharciyo Cusub in ay soo kordhiso”

Lena Hallengren ” Dowlada waxay dooneysaa Sharciyo Cusub in ay soo kordhiso”

0
Photo: Pontus Lundahl / TT

Dowladu Sweden ayaa rabta in ay soo kordhiso sharci cusub. Sharciga ayaa awood u siiyaa dowladda inay yareyso xuquuqda dadka ee ah inay si xor ah u socdaan.

” Waxay ku saabsan tahay meelaha lagu maydho, xarumaha laga adeegto ama basaska iyo tareennada. Sidaasi waxa tiri wasiir Lena Hallengren”

Dawladdu waxay rabtaa sharciga sababta oo ah infekshanka fayraska loo yaqaan ‘corona virus waa uu sii kordhayaa’.

Sharciyada jira maanta kuma filna inay joojiyaan infekshinka dhammaan meelaha looga baahan yahay, ayay tiri lena.

Haddii baarlamaanka uu yiraahdo haa sharciga
wuu dhaqan geli karaa xagaagan.

– Waa shaqo weyn in la soo saaro sharci
dadka ka horjoogsan kara inay si xor ah u socdaan. ayay tiri Lena Hallengren.

– Waxaan kaliya ku jirnaa bilowga infekshanka jeermiska corona. Waqti badan ayey qaadan doontaa kahor inta uusan infekshanka dhamaan ayay tiri Lena Hallengren.

Somaliska Stockholm

Turjumay Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here