Home Wararka Denmark Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland...

Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland Lasocod Wanaagsan

0

Sanad kasta waxaa dib loo dhigaa xiliga qaboobaha saacad iyadoo waqtiga kulaalaha lagu daro saacad taasi oo ku saleysan cabeenka iyo maalinta oo isbadal ku dhaco madama waqtiga qaboobaha uu habeenka dheeryahay.

Caawa marka ay tahay 3 habeenimo ayaa saacad dib loo dhigidoonaa sidaasi darteed dadka qaarkood ee ku nool Sweden, Norway , Denmark iyo Finland.

sidoo kale wadamada yurub badankooda uma baahna in ay sameeyaan wax shaqo ama ah sida saacada oo ay badalaan waayo taleefanada iyo qalabka kale ee casriga iyaga ayaa isbadalaya.

waxaa jira khilaaf xoogan oo u dhaxeeya midowga yurub oo ku aadan in guud ahaan la joojiyo sacad badalka taasi oo wali heshiis dhab ah laga gaarin.

Lasocod wanaagsan

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here