Home Wararka Maanta Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay Magaalada Boden ee Dalka Sweden

Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay Magaalada Boden ee Dalka Sweden

0

Nin lagu qiyaasay 20 jir ayaa lagu dilay magaalada Boden.
Booliska ayaa banaanka ka helay ninkan dhalinyarada ah meydkiisa kaasi oo la toogtay.

Weerarka ayaa dhacay habeenimada u dhexeysa Arbacada iyo Khamiista.

Subaxnimadii Khamiista maanta booliisku waxay qabteen nin da’diisu tahay 45. Hada kaasi oo hada xidhan Waxaa looga shakisan yahay dilka wiilka dhalinyarada ah.

booliska  ayaa dhacdadan ku qoray bartooda internernerka.

Dalka Sweden ayaa ka dhaca weeraro toogasho ah kuwaasi oo badankooda ka dhaca Caasimada wadanka Sida Stockholm. Gotenborg iyo Malmö.

Weerarada dhaca badankooda ayaana isku geesta kooxaha gangiska kuwaasi oo dhexdooda uu ka jiro khilaaf xoogan mudo dhoor sano ah.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here