Home Wararka Denmark Denmark oo laga diiwaangaliyay Kiisaskii ugu badnaa ee Corona tan iyo bishii...

Denmark oo laga diiwaangaliyay Kiisaskii ugu badnaa ee Corona tan iyo bishii May

0

Cusbataallada Denmark ayaa la dhigay, 110 bukaan Tani waa tiradii ugu badnayd ee ay diiwaangeliyaan Machadka Iswiidhishka ee Serum ilaa dhammaadkii bishii Meey. 17 qof ayaa helay daryeel degdeg ah, kuwaas oo kow iyo toban ka mid ah lagu daryeelayo qalabka neefsashada.

Isniintii, 435 xaaladood oo cusub oo ku saabsan covid-19 ayaa la soo sheegay. Taas macnaheedu ayaa ah in wadarta 27,072 xaaladood laga xaqiijiyay Danmark.

– Waa wax laga walaaco, tirada cudurka iyo tirada dadka la seexiyayba, ayay ku tidhi shirjaraaid raisal wasaare Mette Frederiksen.

Hadda laga bilaabo, dhammaan deenishka waxaa lagula talinayay inay xirtaan marada afka goob walbo sida isbitaalada iyo guryaha dadka waayeelka ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here