Home Wararka Maanta Gabar Somali ah oo Maxkamad loo soo taagay Shahaado Bachelor iyo Mastaer...

Gabar Somali ah oo Maxkamad loo soo taagay Shahaado Bachelor iyo Mastaer been ah oo ay heesatay

0

Gabar Somali ah oo 28 sano jir ah ayaa Dalka Norway lasoo taagay Maxkamad dambiga loo heesto gabadhan ayaa ah kadib markii ay 2017 sheegtay in ay soo dhameestay Jaamacada Simad oo ku taalla Muqdisho halkaasi oo kasoo qaadatay Shahaado Bachelor oo maamulka Ganacsiga ah Business Administration.

Gabadhan ayaa sidoo kale xiligaasi sheegtay isla markana soo bandhigtay in ay dhameestay jaamacada Kenya University halkaasi oo kasoo qaadatay Shahaado Master ah oo xiriirta siyaasada iyo maamulka bulshada Public Policy and Administration.

Shahaadooyinkaasi ay soo bandhigtay ayaa ahaa kuwa been abuur ah oo aanan waxba ka jirin waxana ay arintaasi keentay in maxkamad kasoo taago.

Haweeneyda ayaa hada kasoo muuqatay Maxkamada Degmada Nord-Troms.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here