Home Wararka Denmark Norway iyo Denmark oo soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo Corona la xiriira

Norway iyo Denmark oo soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo Corona la xiriira

0

Dowlada Norway iyo Denmark ayaa soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo la xiriira xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay dalalkan labada dal ayaana isbuucan gudahood soo kordhiyay in Dadka Shacabka ay isticmaalaan marada wajiga lagu xirto xiliga ay ku suganyihiin goobaha bulshada iskugu timaado sida tareenada iyo goobaha kale.

Gobolada qaar ayaa laga diiwaangaliyay kiisas cusub oo Corona kana badan kuwii laga diiwaangaliyay wadanka labadii bilihii ugu danbeeyay.

Dowlada Norway waxay sheegtay in dalka ay dib u xireyso hadii Corona uu soo kordho Denmark ayaa dhankeeda maanta shaacisay go’ankaasi oo kale.

Photo Bo Amstrup / AP / TT

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here