Home Wararka Maanta Waxay go’an Sadeen in guurkooda uu ka dhaco Xadka Sweden iyo Norway...

Waxay go’an Sadeen in guurkooda uu ka dhaco Xadka Sweden iyo Norway oo wali Xiran

0

labo kamid ah Lamaanayaasha kasoo kala jeeda Sweden iyo Norway ayaa Arooskooda waxaa hakiyay xaalada Corona gaar ahaan Xadka labada dal ee xiran waxay dhoor jeer hakiyeen arooskooda iyagoo rajo ka lahaa in xadka gaar ahaan bariijka lagu magacaabo Svinesund Bridge.

Bariijkaasi ayaa wali u xiran xaalada Corona lakin labadan lamaane oo lagu magacaabo Heidi Caroline Nyström iyo Willy Lysell ayaa ugu danbeyn dhigtay arooskooa iyadoo xadka uu xiran yahay.

Qoyska labada dhinac ayaa yimid xadkaasi iyagoo kaga qeyb galay arooskooda oo mudo hakad ugu jiray xiritaanka Corona iyagoo doonayay in ay dhigtaan aroos weyn.

Dad badan ayaa la kulmay sheekooyin lamid ah midan oo kale qaarkood ayaana ku kala xayiran  Dalal kala duwan taasi oo ah mid adag.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here