Home Wararka Maanta Sweden oo aan laga diiwaangalinin maanta Dad u dhintay Xanuunka Corona

Sweden oo aan laga diiwaangalinin maanta Dad u dhintay Xanuunka Corona

0

Warka la xiriira Xaalada Corona ee Sweden ayaa ah mid u roon Dhagaha shacabka kadib markii Maanta oo jimco ah aanan wadanka laga diiwaangalinin wax corona ah taasi oo ka dhigayn in tirada ay joogtii halkii shalay 5763 kiis sida ay sheegtay Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha.

Dadka qaaday Xanuunka Corona ayaa mareysa 82,323 kun marka lagu daro tirada ku soo korortay oo ah 323 qof dhanka qeybta caafimaadka deg deg ayaa la dhigay 29 qof waxayna ay gaartay tirada guud 2 kun.

Xaalada Corona ee Sweden ayaa hoos ugu dhacday si aan caadi aheyd taasi badalkeeda wadamada Denmark iyo Norway ayaa laga soo sheegayaa in Xanuunka uu dib ugu soo laabtay.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here