Home Wararka Denmark Corona oo dib ugu soo laabtay Dalka Denmark iyo kiisas Cusub oo...

Corona oo dib ugu soo laabtay Dalka Denmark iyo kiisas Cusub oo la diiwaan galiyay

0

sida ka muuqata Caasimada Labaad ee ugu weyn Dalka Denmark ee Aarhus waxaa halkaasi dib ugu soo laabtay Xanuunka Corona iyadoo laaga diiwaan galiyay kiisas Cusub oo gaaraya 34 kiis oo Fayruska ah waana tiro badan marka loo bar bardhigo Magaalooyinka kale ee wadanka oo laga diiwaangaliyay 1 iyo 2 kiis oo kaliya.

Kororka Corona ayaa ku soo aaday iyadoo Dowlada ay dhawaan fududeysa Xanibaada saaran bulshada tirada dadka isku imaankara ayaa laga 200 boqol halka ay horay u aheyd 100 kaliya.

”Tani waa waqtigii ugu xumaa ee la furo isku imaatinka dadka iyadoo Xanuunka uu saro u kacayo ” ayuu yiri Terra Krause oo ka tirsan Macadka Caafimaadka Dalka Denmark.

meelaha aadka looga baqayo in uu xanuunka ku faafo waxaa kamid ah , Jaamacada Aarhus, Goobaha kubada lagu ciyaaro iyo Nawaaxiga ay ku noolyihiin Ajaanibta gaar ahaan Somalida.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here