Home Wararka Maanta Sweden oo laga diiwaangaliyay dhimashada 3 Qof ee Xanuunka Corona

Sweden oo laga diiwaangaliyay dhimashada 3 Qof ee Xanuunka Corona

0

sida ay maanta Shaacisay Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden ku dhawaad sadax qof ayaa laga diiwaangaliyay dhimashada Xanuunka Corona waana tiro aad u yar sida uu sheegay Maamulka Caafimaadka Dadweynaha.

Tirada dhimashada Corona ayaa hada mareysa 5,747 kun Halka Dadka Xanuunka qaaday ay gaareen 81,181 kun marka lagu daro 169 qof oo ku soo korortay.

Gudiga ayaa sheegay in Xanuunka Corona uu yahay mid wali ku dhex jira bulshada isla markana uu baaqi sii ahaanayo ilaa inta laga helo talaal looga hortago.

Sweden ayaa galeysa Xaalada ugu danbeesay tan iyo markii Xanuunka Corona uu Dalka ka dilaacay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here