Home Wararka Maanta Sweden oo laga diiwaangaliyay Dhimashada hal Qof Sadaxdii maalin ee ugu danbeesay

Sweden oo laga diiwaangaliyay Dhimashada hal Qof Sadaxdii maalin ee ugu danbeesay

0

Sida ay ku warantay Hay’ada Caafimaadka dadweynaha waxaa la diiwaangaliyay dhimashada hal qof mudada Sadaxdii maalin ee ugu danbeesay laga soo bilaabo Jimcaha waana markii ugu horeesay oo la diiwaangaliyo tan iyo markii uu Xanuunka kordhay.

Dhimashada guud ee Xanuunka Corona ayaa ka dhigan 5,744 Qof tirada guud halka dadka qaaday ay mareyso 81,012 qof.

Xaalada Corona ee Sweden ayaa hoos ugu dhacday si aanan caadi aheyn bishii ugu danbeesay waana sababta keentay in wadanka qeybo kamid ah la furo.

Dowlada ayaana wali ku dhawaaqin furitaanka goobaha qaar ee wadanka oo xayiran sida isku imaatinka bulshada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here