Home Wararka Finland Raisul Wasaaraha Finland Sanna Marin oo guursatay Markus Räikkönen

Raisul Wasaaraha Finland Sanna Marin oo guursatay Markus Räikkönen

0

Iyadoo laga joogo mudo isbuuc ah markii ay guursatay haweeneyda Raisul wasaaraha ka ah Denmark ayaa dhanka kale maanta waxaa guursatay Sanna Marin oo Raisul wasaare ka ah Dalka Finland iyadoo guursatay ciyaar yahan u dhashay Dalkaaki.

Xafladeeda oo kasoo qeyb galeen Dad gaaraya 40 Qof ayaa ka dhacay Xaafada Bjälbo oo ka tirsan Caasimada Helsinki halkaasi oo ah Deegaanka ay daganyihiin.

Barteeda Instagram ayaa ku soo qortay guurkeeda inkastoo iyada iyo Ninkeeda ay Nolol wadaagyihiin 16 sano isla markana ay heestaan gabar yar oo 2 sano jir ah.

Sanna Marin ayaa guurkeeda ku soo aadisay kadib markii shalay ay Dowlada ku dhawaaqday ogolaanshaha dad ka badan 500 qof oo goob iskugu imaan kara.

Somaliska Helsinki

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here