Home Wararka Maanta Dowlada UK oo go’an cusub kasoo saartay Safarada Dalka Spain

Dowlada UK oo go’an cusub kasoo saartay Safarada Dalka Spain

0

Dowlada UK ayaa maanta ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay Xanibaada Safarada Spain iyadoo wixii ka bilowda Axada la karantiilayo 14 Cisho dadka kasoo safra Dalka Spain ee u soo dalxiisaya UK.

go’anka Dowlada UK ayaa yimid kadib markii markale uu Xanuunka Corona ku soo laabtay Dalka Spain isla markana la diiwaangaliyay 9 boqol tiro ka badan oo cusub sida uu sheegay wasiirka caafimaadka ee dalkaasi.

UK ayaa qaadatay go’an lamid ah midka dowlada Norway oo maanta ku dhawaaqday in 14 cisho looga baahan yahay dadka ugu imaanaya dalka Spain.

Spain ayaa kamid ah wadamada sida aadka uu ugu dhuftay xanuunka gudaha Yurub.

Somaliska Spain

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here