Home Wararka Maanta Qof lagu toogtay Magaalada Örebro

Qof lagu toogtay Magaalada Örebro

0

Sida uu ku waramayo Booliska Magaalada Örebro Waxaa halkaasi lagu toogtay Qof kaasi oo u dhintay toogashada loo geestay.

booliska oo helay digniin toogashada dhacday ayaa gaaray goobta oo ku taalla Bariga Magaalada waxana halkaasi ugu tageen 30 sano jir u dhintay dhaawac kasoo gaaray toogasho loo geestay.

lama garayo sababta loo toogtay Qofkaasi mana jirto qof ilaa hada loo qabtay Toogashada sida uu booliska Cadeeyay.

Toogashada dhacday ayaa ku soo aadeysa iyadoo dhawaan lasoo saaray warbixin inta toogasho ee dhacday lixdii bilood ee ugu danbeeyay waxana ugu badnaa caasimada Stockholm

Somaliska Örebro

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here