Home Wararka Maanta Germalka oo Dadka kasoo safraya Sweden ka joojiyay 14 maalin ee Karantiilka

Germalka oo Dadka kasoo safraya Sweden ka joojiyay 14 maalin ee Karantiilka

0

Dowlada Germalka ayaa joojisay mudada 14 cisho ee lagu karantiilo dadka ka imaanaya Dalka Sweden ee soo galaya Dalka Germalka sida lagu qoray Boga Wasaarada Arimaha Dibada.

” Dadka imaanaya Sweden ee soo galaya Germalka way soo galikaraan Wadanka iyadoo aan lagu xirin wax sharuud ah ”

go’anka Dowlada Germalka ka qaadatay karantiilka Dadka ugu imaanaya Germalka ayaa sabab u ah Xaalada Corona ee Sweden oo hoos u dhacday sida uu warbixintiisa ku cadeeyay Joornaalka TT.

Dowlada Sweden ayaa maanta dhankeeda soo saartay warbixinteeda ay soo saarto labada isbuuc mar waxana lagu sheegay in ay fasaxanyihiin safarada Germalka iyo Poland.

Dalka Sweden ayaa kamid ah wadamada Yurub kuwooda ay ka jiraan xaaladaha adag ee dhanka Corona waxana taasi keentay in wadamada badan ay ku soo robaan karantiil mudo 14 cisho ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here