Home Wararka Maanta Dalka Giriiga oo Furay Duulimaadka Tooska ee Sweden

Dalka Giriiga oo Furay Duulimaadka Tooska ee Sweden

0

 

Laga bilaabo 22 Luulyo, dadka iswiidhishka ah ayaa si toos ah ugu duuli kara Giriiga.

Sidaas waxaa yidhi Stelios Petsas, oo ah afhayeenka dawladda Giriiga, intii lagu guda jiray shir jaraaid oo toos loo qabtay waqti yar ka hor.

Markii hore waxay aheyd Luulyo 15-keeda xiliga duulimaadka tooska, laakiin isbuuc kadib ayuu bilaandoonaa Duulaamdka Tooska ee Sweden.

Go’anka Dowlada Giriiga ayaa yimid iyadoo uu jiro muran labada dhinac oo ka dhashay diyaarad toos ah oo dhawaan la celiyay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here