Home Wararka Maanta Norway oo Xadkeeda u furtay Sadax Gobol oo ka tirsan Sweden iyo...

Norway oo Xadkeeda u furtay Sadax Gobol oo ka tirsan Sweden iyo Sharuud ay ku xirtay

0
aerial photos unrestricted

Dowlada Norway oo Xadkeeda ka xirtay Dalka Sweden ayaa go’an kasoo saartay ku dhawaad Sadax Gobol kuwaasi oo Dadka ku nool loo ogolaaday in ay safar ku tagi karaan Dalka Norway Waxana Gobolada kamid ah Blekinge, Kronoberg iyo SkÃ¥ne.

Norway ayaana Sharuud uga dhigtay Dadka soo galaya Dalkeeda in ay ku noolyihiin ama ay ka diiwaangashanyihiin Sadaxdaasi Gobol oo heerka Faafida Corona hoos uga dhacay.

laga bilaabo 15 bisha July wixii ka danbeeyo ayay dadkaasi bilaabi karaan Safarkooda Dalka Norway.

Sida ay ku warameyso idaacada PF ee Gobolka Värmland waxaa Gobolkaasi lagu daray Gobolada uu ku badanyahay Xanuunka Corona sidaasi darteed Dadka ku nool Norway uma safri karaan Gobolkaasi.

Dalka Sweden ayaa Bishii ugu danbeesay waxaa hoos ugu dhacay Xanuunka Corona waxana bilaabatay in wadamada qaar ay xadkooda u furaan iyadoo shalay oo kaliya 18 dhimasho lasoo bandhigay.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here