Home Wararka Maanta Trump:- Waa in iskuulada la furaa Sida Dalka Sweden oo kale

Trump:- Waa in iskuulada la furaa Sida Dalka Sweden oo kale

0
President Donald Trump speaks from the Oval Office of the White House as he gives a prime-time address about border security Tuesday, Jan. 8, 2018, in Washington. (Carlos Barria/Pool Photo via AP)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dib loo furayo iskuulada Wadanka Mareykanka si lamid ah Wadamada Sweden, Norway iyo Germany waxana uu sheegay in aysan jirin qatar ka imaan karta furista iskuulada.

Trump ayaa bartiisa Twitterka ku qoray ”Germany. Sweden, Norway, iyo Denmark waxay fureen iskuuladooda iyadoo dhibaato uga imaan”

go’anka Trump ee furista iskuulada ayaanan cadeen madama Dalka mareykanka uu yahay federaal gobolkastana uu leeyahay go’ano u gooni ah.

Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa qortay isniintii in Gobolka Florida uu soo saaray go’ano Cusub Cusub si arday dib ugu laabtaan iskuulada halka gobolada kale ay arintaasi joojiyeen.

Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa dhoor jeer amaan iyo dhaleeceen u jeediyay Dalka Sweden marka ay timaado xaalada Coronavirus.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here