Home Wararka Denmark Denmark oo soo saartay Corona Basaboor oo loogu tala galay Dadka Safraya

Denmark oo soo saartay Corona Basaboor oo loogu tala galay Dadka Safraya

0

Dowlada Denmark ayaa soo saartay Basaboor loogu tala galay Dadka Safarka kaasi oo ah Elektaroonig waxana Qofka uu kala soo baxayaa Boga Hay’ada Caafimaadka Denmark marka aad safarka galeyso.

Qofka doonaya in uu Socdaalo ayaa marka hore maraya tijaabada Caafimaadka ee Corona hadii ay u soo baxdo in uusan qabin Xanuunka waxa uu intaasi kadib galayaa Boga Hay’ada Caafimaadka Denmarka halkaasi oo uu kala soco dagayo Basaboorka.

Basaboorka ayaana ah mid cadeenaya in qofkaasi uusan qabin Cudurka Corona marka uu Safar ku tagayo wadamada u baahan Cadeymaha in Qofkaasi uusan qabin Xanuunka.

Denmarka ayaa kamid ah Wadamada bilaabay in Dadkooda ay safar gali karaan hadii aysan jirin Calaamado ama cadeymo muujinaya in qofka uu qabo Corona.

Somaliska Copenhegan

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here