Home Wararka Maanta Kenya oo Furtay Qeybo kamid ah Duulimaadka Diyaaradaha ee Xayirnaa

Kenya oo Furtay Qeybo kamid ah Duulimaadka Diyaaradaha ee Xayirnaa

0

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in la qaaday xayiraaddii dhanka safarka ee saarneyd magaalooyinka Nairobi, Mombasa iyo Mandheera laga bilaabo berito.

Wuxuu sidoo kale madaxweynaha sheegay in muddo 30 maalmood ah oo kale lagu daray bandowga xilligii habeenkii ee lagu soo rogay dalkaas si looga hortaggo fiditaanka cudurka Corona.

Madaxweynaha waxaa uu sidoo kale ka dhawaajiyay in duulimaayada gudaha la furi doono 15-ka bishan July halka duulimaadyada caalamiga ah la furi doono 1-da bisha Agosto.

Somaliska Nairobi

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here