Home Wararka Maanta Qaxootiga Suuriya ee ku sugan Turkiga oo Unugyada Jirkooda ku badalanaya lacag...

Qaxootiga Suuriya ee ku sugan Turkiga oo Unugyada Jirkooda ku badalanaya lacag yar

0

tani waa xaalada ugu adag uu gaaro wadan kamid ah kuwa ugu hodansan aduunka kaasi oo xiligan ka jiraan xaalad adag oo dhanka nolosha ah waxana ay keentay arintaasi in Qaxooti badan ay gaaraan wadanka Turkiga dadka gaaray qaarkood waxaa soo wajahay xaalad dhanka nolosha.

Qoysaska ku nool Turkiga ee nool turkiga ayaa bilaabay in Qeybo kamid ah unugyada jirkooda in ay gataan waxana kamid ah kiliyaha oo ay siistaan lacag gaareysa 10 kun oo dollarka mareykanka.

waxaa jira dalaaliin ku sugan wadanka Turkiga oo sameestay Ciwaan dhanka baraha bulshada kuwaasi oo dadka kala xariira si ay uga gadaan jirkooda waxana heshiiska qeyb ka ah in aad jirkaaga sadaqeeneyso marka qaliinka lagu marsiinayo.

Dadka dhibkaasi ku dhacay waxaa kamid ah Abu Abdulahi nin magacaasi lagu sheegay ninkaasi ayaana qaliinka marey lakin lacagtii loo balan qaaday waxaa la siiyay qeyb kamid ah halka qeybta kale lagu in kiray kadib markii telka laga dansaday.

”Waxaan tagay isbitaalka waxaan saxiixay warqada Qaliinka lakin dhaqaatiirta waxay i waydiiyeen in aan ogolahay sadaqeenta kilideeda waana ogolaaday” Abu Abdulahi ayaa sidaasi sheegay CBS

waxaa kaloo jira dad badan oo ku sugan wadanka Turkiga kuwaasi oo lagu sameeyay dhib lamid ah dhibkaasi oo kale isla markana lacagtoodana lagala dhuuntay.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here