Home Wararka Maanta Sweden oo ka hadashey Xuduuda ay isku fureen Norway iyo Denmark ee...

Sweden oo ka hadashey Xuduuda ay isku fureen Norway iyo Denmark ee iyaga laga reebay

0

Dowlada Sweden gaar ahaan Wasiirka arimaha Gudaha Michael Dampery ayaa ka hadlay Heshiiska dhexmaray Wadamada Norway iyo Denmark kuwaasi oo isku furayaha Xuduudaha 15 bishan june isla markana heshiiskooda ka reebay Dalka Sweden oo qeyb ka ah Nordic.

Wasiirka ayaa sheegay in wada hadalka ay la leeyihiin labada dhinac uu yahay mid daciif ah isla markana laga gaarin wax heshiis ah.

waxa uu intaasi ku daray in Goboladda wadanka ay ku kala duwanyihiin xaga faafista Cudurka gaar ahaan kuwa dhaca Xadka labada dal ma heesta qatar la xiriirta Cudurka gaar ahaan Skone waxay ka yar tahay xaga tirada cudurka caasimada Copenhegan taasi waxay ku tuseysaa sida aysan u jirin halis marka la eego xadka.

Norway iyo Denmark ayaa warbaahinta la hadlay iyagoo Sweden ka codsaday heshiis dhanka Xadka ah si loo helo xal lagu furo xadka labada dhinac lakin taasi ayaa u muuqata mid aanan wali lagu heshiin.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here