Home Wararka Maanta Dowlada oo diiday Sharci awood siinaya Shirkada Shaqada iyo Shaqaaleeyaha

Dowlada oo diiday Sharci awood siinaya Shirkada Shaqada iyo Shaqaaleeyaha

1

Dowlada Sweden ayaa diiday Sharci Awood siinaya Shirkadaha ama Shaqaaleeyaha Shaqada sharcigan oo dhigaya in si dhaqso ah shaqada looga eryi karo Qofka shaqyeeya taasi oo maanta ka duwan sidaasi.

Sharciga Shaqada ayaa maanta simaya labada Qof waxaana uu ilaalinayaa Qofka Shaqeeya taasi oo dhigeysa in Shaqaaleeyaha uusan ku dag dagi karin shaqa ka eryida Qofka Shaqeeya go’anka Dowlada waxaa warbaahinta DN u sheegtay Wasiirada Shaqada Eva Nordmark.

Eva Nordmark ayaa Sababta ugu weyn ee Sharcigan loo diiday ku tilmaamtay mid kasoo horjeeda Xuquuqda bulshada wada siman madama hal dhinac uu awood siinayo.

Sharcigan Cusub waxa uu leeyahay Faa’idooyin kale oo ah in tixgalin shaqo lasiiyo Qofka shaqeeya 9 bilood Sadax sano gudahood halka maanta ay tahay 12 bilood.

Xisbiyo ku jira Dowlada ayaa durbo soo dhaweeyay go’anka dowlada ay ka gaartay baaritaanka Sharcigan.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here