Home Wararka Maanta War Muhiim ah:- Sweden oo aan laga diiwaan galin Dhimasho Cusub oo...

War Muhiim ah:- Sweden oo aan laga diiwaan galin Dhimasho Cusub oo Coronavirus ah 24 Saac ee ugu danbeeyay

0

Mudo dhoor bilood oo Sweden ka jirtay Xaalad Adag oo dhanka Coronavirus waxaa markii ugu horeysay wadanka laga diiwaan galinin wax dhimasho ah 24 saac ee lasoo dhaafay sida ay maanta shaacisay Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha.

Tirakoobkii ugu danbeeyay ee la sameeyay ayaa muujineysa in tirada dhimashada ay mareyso 4 395 kun oo Qof waana tiradii shalay oo sabti ah la diiwaangaliyay tirada Qaaday Xanuunka ayaa mareysa 37 542 kun.

Hay’ada Caafimaadka Dadweynaha ayaa intaasi ku dartay in 2 064 kun oo qof ay ku jiraan ama la dhigay qeybta Xaalada Caafimaadka Deg dega ah.

Heerka Xanuunka Corona ee Sweden ayaa u muuqda mid hoos u dhacay waxaana Dowlada ku howlantahay qaadista Xayiraadaha kooban ee wadanka Saaran.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here