Home Wararka Maanta Sweden oo dib u bilaabeysa tartamada ciyaaraha si taageero la’an ah

Sweden oo dib u bilaabeysa tartamada ciyaaraha si taageero la’an ah

0

Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabeyso tartamada ciyaaraha wadanka laga bilaabo bisha june 14-keeda lakin furitaankaasi ayaa noqonaya mid taageero la’an ah xiliga lagu jiro garoomada kubada sida ay laanta caafimaadka talo ku siiyay gudiga ciyaaraha wadanka.

go’anka waxaa ku dhawaaqay wasiirada ciyaaraha iyo dhaqanka sweden amanda iyadoo tiri ” go’anka maahan in wax walbo ay caadi ku socdaal lakin hadii isbadal uu dhaco waxaa diyaar u nahay in aan sameeno go’an cusub”

wasiirka arimaha gudaha Sweden oo shirka qeyb ka ahaa ayaa dadweynaha ka codsaday ilaalinta isku jirka fogaanta si loo ilaaliyo faafista xanuunka.

Sweden ayaa bilaabeysa qaadista xayiraadaha qaar ee saaran wadanka tan iyo markii uu hoos u dhacay xanuunka corona ee ka jira wadanka.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here