Home Wararka Maanta Tirada Qaxootigii ugu yaraa oo iska dhiibay Dalka Norway mudo 31 sano...

Tirada Qaxootigii ugu yaraa oo iska dhiibay Dalka Norway mudo 31 sano ah

0

Dalka Norway waxaa iska dhiibay Qaxootigii ugu yaraa sanadkan 2020 gudihiisa kuwaasi oo lagu sheegay 537 qof waana tiradii ugu yareed ee wadanka iska dhiibo mudo 31 sano kadib taasi oo dowlada ku sheegtay in uu sabab u yahay xaalada dalka ka jira xiligan.

Sanadkii 2015 ayay aheyd markii ugu badneyd ee norway iska dhiibaan Qaxooti gaaraya 31,000 kun oo Qaxootig ah waana tiro u dhiganta tirada Sweden ay fileyso xiliga caadiga aysan jirin qaxooti badan.

bishii April aan soo dhaafnay wadanka waxaa laga diiwaan galiyay 35 qof oo Qaxooti ah sida ay sheegtay hay’ada Qaxootiga u qaabilsan wadanka ee UDI.

yaraanshaha Qaxootiga Norway ee xiligan waxaa fursad ka helay Somali badan oo wadanka ku sugnaa kuwaasi oo dowlada horay u siisay sharciyo ku meel gaar ah lakin dib sharciyadooda loogu soo celiyay kadib markii laga ceshtay sharcigaasi oo mudo dheer ka maqnaa.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here