Home Wararka Maanta Tirada dhimashada Sweden ee Coronavirus oo gaartay 3,313 qof

Tirada dhimashada Sweden ee Coronavirus oo gaartay 3,313 qof

0

Kadib shir jaraa’id oo ay qabteen Waaxda Caafimaadka Dadweynaha gaar ahaan qeybta Microbiology-ga ayaa lagu soo bandhigay in dhimashada Sweden ee Coronavirus ay gaartay 3313 Qof kadib markii la diiwaan galiyay 57 Qof oo dheeraad ah sida ay sheegtay karen Vissel oo madax ka ah qeybtaasi.

Karen ayaa intaasi ku dartay in 24 saac ee lasoo dhaafay la diiwaan galiyay 602 Qof oo laga helay Xanuunka taasi oo ka dhigeysa tirada guud 27,272 Qof.

”Wali Xanuunka waa uu sii fidayaa sidoo kale waxaa korortay tirada Dadka laga qaadayo ama laga baarayo Xanuunka” karen ayaa intaasi ku dartay shirkeeda.

Ugu danbeyn 7,765 Qof ayaa ku jirta xaalada deg dega ah ee Corona kuwaasi oo lala tacaalayo xaaladooda.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here