Home Wararka Maanta Norway Hadii aad xabsi gasho 6 bil waa in aad 6 sano...

Norway Hadii aad xabsi gasho 6 bil waa in aad 6 sano oo dheeraad ah sugtaa basaboorka weyn ee dhalashada

0

Dowlada norway ayaa wax weyn ka badashay qaabka qofka uu ku helayo basaboorka weyn ama dhalashada gaar ahaan qofka gala dambi kuna muteesta xabsi iyadoo wax badan ka badashey sharciga hore ee ahaa in uu qofka sugo hal sano oo kaliya dambiga kadib sida lagu qoray barta dowlada ku leedahay internetka.

Sharciyada Cusub ee Dowlada shaacisay.

Qofka Xabsi gala 20 cisho oo kaliya waxa uu sharciga dhalashada sugidoonaa 3 sano sidoo kale Qofka dambi uu geestay ku muteesta 6 bilood waxa uu dhalashada sugidoonaa mudo 6 sano ah lakin dambiga ayaa noqondoona hadba sida uu yahay taasi oo keeni karta in uu intaasi kasii barto.

Dowlada Norwayaa sanadihii ugu danbeeyay soo kordhisay sharciyo adag oo dhanka soo galootiga ah waxana kamid sharciyada kumeel gaarka ah taasi oo keeni karta in sharcigaaga dib lagaaga ceshto

Wararka kale ee muhiimka ah

Dowlada ayaa maalinta isniinta dib u fureysa iskuulada hoose kuwa dhexe iyo sare intuba lakin waxaa wali xirnaanaya jaamacadaha iyo goobaha kale.

Somaliska oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here