Home Wararka Maanta Xisbiyada taageersan iyo kuwa kasoo horjeeda Hindisaha dhigaya in Qaxootiga isdhiibo 10...

Xisbiyada taageersan iyo kuwa kasoo horjeeda Hindisaha dhigaya in Qaxootiga isdhiibo 10 sano kadib hadii uu diidmo helo

0

Qeyb kamid ah Xisbiyada ku jira Barlamaanka ayaa wada in Qaxootiga iska dhiiba Dalka ee Hela Diidmada uu mar kale dib isku dhiibo karo 10 sano kadib Hindisan ayaa ah mid Barlamaanka la horgeenayo.

Xisbiga S ee dowlada Hogaamiya iyo Xisbiga kale ee MD ayaa isku raacay heshiis dhigaya in Sharcigan la horgeeyo si Barlamaanka si loo Ansixiyo.

Xisbiyada kala ah Vänsterpartiet 
Iyo Miljöpartiet ayaa dhankooda kasoo horjeeda Sharcigan Cusub taasi oo keeneysa dood adag oo Barlamaanka dhex taalla Marka la eego Hindisahan Cusub.

Xisbiga SD go’ankiisa ayaa ah mid iska Cad oo kasoo horkeeda Qaxootiga Dalka.

Inkastoo mudo uu qaadanayo dhaqan galka Sharciga Cusub hadana wuxuu saameen ku yeelandoonaa Qaxootiga Cusub ee Dalka iska dhiibaya sanadaha soo socda.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here