Home Wararka Maanta 10 qof oo loo xiray toogasho ka dhacday Caasimada Göteborg

10 qof oo loo xiray toogasho ka dhacday Caasimada Göteborg

0

ku dhawaad 10 qof ayaa lagu xiray caasimada labaad ee Sweden Gotenborg xiritaanka ayaa yimid kadib markii maalinta Axada qof lagu toogtay halkaasi qofka la toogtay ayaana dhaacawa soo gaaray u dhintay goor danbe.

booliska Gotenborg ayaa 10-ka qof u xiray in ay qeyb ka ahaayeen toogashada ama caawiyeen dadka ka danbeeyay toogashadaasi.

sida caadiga ah toogashada ayaa u dhaxeysa labo kooxood oo gangis ah waxana Qofka la toogtay lagu sheegay in uu hormuud ama hogaan u ahaa mid kamid ah kooxaha gangiska.

Somaliska Stockhom

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here