Home Wararka Maanta Norway oo Warqad dhaqtar cadeen ah uga baahan waalidka doonaya lacagta Xanaanadda...

Norway oo Warqad dhaqtar cadeen ah uga baahan waalidka doonaya lacagta Xanaanadda Caruurta

0

Laga bilaabo 20 bisha Abril waalidka u baahan in ay helaan Lacagta Xanaanada Caruurta waxaa qasab ku ah in ay keenaan warqad dhaqtar hadii ay doonayaan in Caruurta ku hayaan guriga.

Go’anka Dowlada ayaa yimid madama waalid badan ay doonayaan in Caruurta ku hayaan guriga iyaga oo doonaya in ay ka celiyaan Goobta Xanaanada Caruurta oo dib loo furo.

Hadaba Dowlada ayaa dooneysa in lacagtaasi la siiyo caruurta gaar ahaan kuwa u dhugul Xanuunka gaarka ah isla markana qaadi kara Xanuunada kale.

Ugu danbeyn Dowlada ayaa dhanka kale ku dhawaaqday in 27-ka isla bishan dib loo furayo iskuulada 1 aad ilaa 4 aad.

Somaliska oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here