Home Wararka Maanta Migrationsverket-ka ayaa iga sugaya warqado mana u dirin Maxaan sameen karaa

Migrationsverket-ka ayaa iga sugaya warqado mana u dirin Maxaan sameen karaa

3

Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden isla markana sugaya jawaabaha kiiskooda magangalyada ayaa dib loogu diray warqado cadeen ah oo looga baahan yahay in ay soo buuxiyaan kuwa kale oo heestay sharciga isla markana uu ka dhacay ayaa loo diray warqado la xiriira shaqooyinkooda si loo siiyo sharci rasmi ah (permanent uppehållstillstånd).

hadii aad ka wal-walsan tahay in dib ula dhacday warqadaha waxaad heysataa fursad la xiriirta xaalada ka jirta wadanka ee coronavirus taasi oo keeni karta in warqadasi an lagaaga baahneen waqtiga laguu qabtay.

Waxyaabaha aad sameen karto.

Hadii aad dhaaftay mudada laguu qabtay fadlan wac qeybta Migrationsverketka adigoo numberkooda ka helaya page-kooda ama googelka kadibna u sheeg xaaladaada sida in aad xanuunsatay qasab mahan in aad cadeyso nuuca xanuunka.

inkastoo dadka badankooda ay u soo dhaceen sharciyo kale oo ku meel gaar ah hadana waxaa jira dadka shaqeeya qaar oo loo soo diray warqado kale si loo siiyo sharci rasmi ah.

Maku jirtaa Dadkaasi mase u baahantahay caawin la xiriirta nuuca Warqadaha lagaa rabo fadlan lasoo xiriir Somaliska.com qeybta talooyinka.

Somaliska Stockholm

AD

3 COMMENTS

  1. Asc walaal ma quseeysaa dadka negative ka heeysto arinkaan aad soo dhigteen ana dadka sharciga heysto kaliyah waaye?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here