Home Wararka Maanta Labo iyo toban qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Dalka Canada

Labo iyo toban qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Dalka Canada

0

Sida uu shaaciyay Booliska Dalka Canada ugu yaraan labo iyo toban qof ayaa lagu dilay Gobolka Nova Scotia ee koonfurta bari ee Canada kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku laayay.

ninka ayaa watay gaari mudo dhoor saacadood ah isagoo toogasho ku dilay dad badan Dadka uu dilay waxaa ku jira Askari boolis ah isagoo dhaawacay mid kale.

Booliska oo ka waramey dhacdadan ayaanan sheegin tirada rasmiga ee ku dhimatay weerarka iyagoo ku soo kooban 12 qof oo kaliya.

Stephen McNeil oo ah madaxa Gobolka kana hadlay dhacdada ayaa ka warbixiyay weerarka isagoo sheegay in uu ahaa weerarkii ugu dhibaatada badnaa ee gobolka ka dhaca taariikhda.

Somaliska Canada

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here