Home Wararka Maanta Norway oo shaacisay waqtiga la furayo iskuulada Magaalada Oslo

Norway oo shaacisay waqtiga la furayo iskuulada Magaalada Oslo

0

Sida uu sheegay Maayarka Caasimada Oslo waxaa la furidoonaa Iskuulada Waxbarashada taariikhda marka ay tahay 27 Bisha April.

Maayarka Magaalada Raymond Johansen oo la hadlay Joornalka Aftenposten ayaa Xaqiijitay in Iskuulada dib loo furayo 27 bisha Fasaxa Ciida kadib.

” Hada waxaa Qorsheenay oo diyaarinay Waqtiga la furilahaa Iskuulada lakin 27 bisha ayaa la furayaa dhamaan”.

Qeybaha sida ugu dhaqsiyaha badan loo furayo waxaa kamid ah heerarka 1 aad iyo labaad sidoo kale waxaa maalinta Isniinta la furidoonaan iskuulada Xanaanada.

Ugu danbeyn wararka Coronavirus ee wadanka waxaa ugu weyn 6791 Qof ayaa ilaa hada qaaday waxaana u dhintay Xanuunka 150 Qof guud ahaan wadanka.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here