Home Wararka Maanta Booliska Norway oo joojiyay Xafladaha Ciida ee lagu dhigtay guryaha

Booliska Norway oo joojiyay Xafladaha Ciida ee lagu dhigtay guryaha

0

Booliska Norway ayaa sameeyay talaabo xoogan oo ku aadan in aanan leeskugu imaan goob xataa kuwa ku sugan guryahooda in aysan dhigan karin wax xaflad oo ku saabsan Ciida easterka.

ku dhawaad 20 Guri oo ka socdeen Xaflado ayay booliska Degmooyinka wadanka norway galeen kadibna joojiyeen xafladaha ka socday halkaasi.

Goobaha la joojiyay waxaa kamid ah guryo ay iskugu yimaadeen ama ay iskugu soo aruursadeen dhalinyaro kuwaasi oo doonayay in ay sameestaan xaflad gaaban oo ku saabsan ciidan PÃ¥ske.

Remi Johansen oo ka tirsan Booliska Degmada Trøndelag ayaa qeybta twitterka ku soo qoray in ay joojiyeen 18 Xafladood isagoo yiri ” marka hore waxaan siinay waano ku aadan in ay ka hortaagaan Xanuunkan lakin waxay sii wateen shaqadooda kadib ayaana joojinay xaflada ay wateen.

Norway ayaa kamid ah Wadamada scandinavian kuwooda sida aadka ula dagaalamay xanuunka coronavirus iyadoo dhimashada heer hooseeya.

Somaliska Oslo

Waxaa Qoray Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here