Home Wararka Maanta Dhimashada Sweden ee Coronavirus oo mareysa 333 Qof

Dhimashada Sweden ee Coronavirus oo mareysa 333 Qof

0

Sida ay ku warameyso Folkhälsomyndigheten ku dhawaad 333 Qof ayaa u dhimatay Caabuqa Coronavirus tan iyo Markii uu Xanuunka ka dilaacay Dalka.

Sidoo kale 6078 Qof ayaa la Xaqiijiyay in uu ku dhacay Xanuunkan taasi oo ka dhigeyso in ay sii kordheyso tirada Dadka Xanuunkan uu ku dhacay.

Dadka waayeelka ayaa ugu badan dadka u dhimanaya Xanuunka iyadoo Dowlada ku dhawaaqday in aan la booqan goobaha Dadka Waayeelka.

Hadii Xaalada sidan ku socota Sweden ayaa soo saareysa Sharciyo Cusub oo deg deg ah sida Dowlada ay shalay shaacisay.

Wixii ku soo kordha lasoco

Waxaa turjumay Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here