Home Wararka Maanta Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Cudurka Coronavirus ee Sweden iyo Tirada guud halka...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Cudurka Coronavirus ee Sweden iyo Tirada guud halka ay mareyso

0

Xaalada cudurka Corovirus ee Dalka Sweden ayaa noqotay mid aad u halis ah waxana gobolada wadanka badankooda laga helayaa dad cusub kuwaasi oo laga haley cudurkan ku cusub caalamka.

Raisal wasaaraha Sweden Stefan oo qabtay shir jaraa’id ayaa ka hadlay cudurkan iyo in la karantiili karo qofka ama goobta laga helo si uusan bulshada kale ugu faafin isagoo xisbiyada kale ugu baaqay kulan ku saabsan cudurkan.

Warbixinta ugu danbeesay ee warbaahinta ka qoreen cudurkan ayaa tilmaameysa in uu marayo 484 qof oo ku sugan guud ahaan wadanka sweden waxana ugu badan caasimada Stockholm oo tirada guud mareyso 233 Qof.

Halkan Hoose ka Akhriso Halka ay mareyaan Gobolada Dalka

  • Stockholm 233
  • Västra Götaland 85
  • SkÃ¥ne 60
  • Värmland 24
  • Jönköping 13
  • Uppsala 11
  • Halland 9
  • Västerbotten 8
  • Kronoberg 8
  • Örebro 7
  • Västernorrland 6
  • Sörmland 5
  • Västmanland 4
  • Gävleborg 3
  • Norrbotten 2
  • Kalmar 2
  • Östergötland 1
  • Jämtland 1
  • Dalarna 1
  • Bleeding 1
  • Total 484

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here