Home Wararka Maanta Dukaamada Ikea ee Norway oo la xiray dhamaan

Dukaamada Ikea ee Norway oo la xiray dhamaan

0

Shirkada IKEA ayaa xiraysaa dhammaan howlaheeda Shaqo laga bilaabo Arbacada 08.04.2020 illaa laga gaarayo Talaadada 14ka Abriil.

Badbaadada iyo caafimaadka shaqaalaheena iyo macaamiisheenna ayaa ah ahmiyadeena ugu weyn ee hada ayaa lagu yiri war kasoo baxay IKEA.

Waxaan aragnaa in tirada dadka cudurka uu ku sii kordhayo maalinba maalinta ka dambaysa Noorway oo ay halistu soo dhowaanayso.

Waxaan ognahay in dad badani ay si gaar ah uga walaacsan yihiin sidii loola macaamililahaa dadka badan ee doonaya inay na soo booqdaan maalinta Ciidda.

Khibrad ahaan waxaan ognahay in maalinta Ciidda gaar ahaan ay tahay maalin dad badan ay nasoo-booqdaan.

Iyada oo ay wehelinayaan wakiilada ururada iyo maamulka IKEA Norway waxay doorteen inay xidhaan dhamaan howlihii mudadaas lagu jiray.

Somaliska Oslo

Waxaa turjumay Somaliska.com

Xigasho: Norwaytoday

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here