Home Wararka Maanta Sweden:- Natiijada ay Marayso tirada Dhimashada Dadka u dhintay Coronavirus ee maanta...

Sweden:- Natiijada ay Marayso tirada Dhimashada Dadka u dhintay Coronavirus ee maanta oo lasoo bandhigay

0

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigay tirada Dhimashada ee Dadka uu ku dhacay Cudurka Coronavirus iyo inta qof ee ilaa hada u dhintay waxana warbixinta ugu danbeesay lagu sheegay in ay kordheen tirada ilaa hada u dhimatay cudurkan.

ku dhawaad 102 qof ayaa u dhimatay tan iyo markii uu cudurkan ka dilaacay Dalka halka tirada dadka uu ku dhacay lagu sheegay 3 kun iyo ka badan.

Dhanka kale Dowlada iyo laanta Caafimaadka Sweden ayaa aamisan san in dad ku dhow nus malyan Sweden ah ay qabi karaan Cudurkan.

Guud ahaan Wadanka Sweden ayaa ku jira Hakad iyadoo Gadiidka dadweynaha isbadal lagu sameeyay halka goobaha shaqooyinka qaarkood la fasaxay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here