Home Wararka Maanta Booliska Norway:- Waxaan ka wal-wal sanahay Xaafadaha ay daganyihiin Somalida

Booliska Norway:- Waxaan ka wal-wal sanahay Xaafadaha ay daganyihiin Somalida

0

Booliska Dalka Norway gaar ahaan Qeybta Qaabilsan ka hortaga  Xanuunada Faafa ayaa warbaahinta gudaha la wadaagay walwalka ay ka qabaan Xaafadaha ay ku badanyihiin Somalida.

Booliska ayaa farta ku fiiqay labada Xaafad ee Tøyen iyo Grønland halkaasi oo Somalida iyo ajaanibta kale ku badanyihiin.

Booliska ayaa la xiriiray Masuuliyiinta Somaliyed iyo Xubnaha kale ee bulshada ka dhex muuqda arimaha ay la wadaageen waxaa kamid ah in 100 Qof oo somali ah laga helay Caabuqa Coronavirus isla markana loo baahanyahay in la sameeyo dadaal dheeraad ah.

Waxay somalida ka Codsadeen joojinta isku imaatinka goobaha Maqaayadaha iyo kulamada kale oo keeni kara in Cudurka faafo.

Somaliska Oslo

Waxaa qoray somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here