Home Wararka Maanta Försäkringskassan oo Fududeneysa Sharuudaha laga rabo Qofka Xanuunsado ee Cadeenta laga rabo

Försäkringskassan oo Fududeneysa Sharuudaha laga rabo Qofka Xanuunsado ee Cadeenta laga rabo

0

Hay’ada Ceemiska ee Dowlada Sweden ayaa Fududeeneysa Sharuudaha ama Shahaadaha looga baahan yahay Qofka Xanuunsada ee u baahan Mushaharkiisa iyadoo wax walbo laguugu dhameenayo Taleefanka mana u baahnidka kulanka dhaqtarka

Qoraal kasoo baxay Försäkringskassan ayaa lagu sheegay in Bishan 8 ilaa 15 aysan jirin Qof looga baahan yahay Sharuudo la xiriira Jiridiisa sida Warqada loo yaqaano (sjukintyg)

Dhanka Kale Waalidiinta la jooga Caruurta Xanuunsan ayaa igana laga Qafiifiyay Sharuudahaasi looga baahan yahay Qofka jirada iyadoo meesha laga saaray Caruurta.

Go’anka hay’ada ceemiska ayaa lagu sheegay mid la xiriira Cudurka coronavirus ee ka dilaacay Dalka

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here