Home Wararka Maanta Dhageyso:- Madaxda Dowlada Sweden oo Shir Jaraa’id Qabtay goor dhow kana soo...

Dhageyso:- Madaxda Dowlada Sweden oo Shir Jaraa’id Qabtay goor dhow kana soo saaray Qodobo muhiim ah

0

Madaxda ugu sareyso Dowlada Sweden Sida Raisal wasaaraha Sweden Stefan iyo Xubno kale oo dhanka dowlada ku jira ayaa qabtay shir jaraa’id waxaana ay kaga hadleen xaalada ugu danbeesay ee cudurka corona virus.

inkastoo Dowlada ku celisay in uusan jirin go’an lagu xirayo xuduudaha Dalka Sweden hadana waxay 75 Bilyan ugu deeqday Ololaha looga hortagayo Cudurka Coronavirus ee ka taagan Dalka.

Stefan oo ka Hadlay goobta Waxa uu yiri ” Isbuucyada soo socda waa Muhiim waxaana loo baahan yahay midnimo”

Raisul wasaaraha ayaa ku celiyay in ay Dowlada Sweden qaadeyso tilaabo kasta oo muhiim ah taasi oo keeni karta in waqti walbo lagu dhawaaqo isbadal cusub iyo go’ano cusub oo dowlada ku soo rogto dalka.

Lasoco wixii soo kordha

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here