Home Wararka Maanta Magaalada Linköping Wiil dhalinyaro ah oo toogasho lagu dilay

Magaalada Linköping Wiil dhalinyaro ah oo toogasho lagu dilay

0

Nin dhalinyaro ah oo 20 jir ah ayaa lagu dilay magaalada Linköping Waxana dilka uu ka dhacday Nawaaxiga Skäggetorp Sabtidii la soo dhaafay.

Tani maahan markii ugu horreysay oo dambiyo
rabshado wata ay ka dhacaan aagga. Ilaa Nofembar waxaa jiray dhowr weerar oo
lagu fuliyay hub ama mindi lakin ma jirin
Cid horay ugu dhintey weeraradaasi.

Booliiska ayanan ogeen haddii dambiyadu ay xiriir leeyihiin Mana jirto Dad loo qabtay Falalkaasi toogashada ee ka dhacay Magaalada.

Wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here