Home News in English Dowlada Dadka heesta diidmada Waa in la siiyo ogolaansho Shaqo si Dalka...

Dowlada Dadka heesta diidmada Waa in la siiyo ogolaansho Shaqo si Dalka u joogaan (Akhriso Hindisayaasha Cusub)

0

Dowlada Sweden ayaa wada Sharciyo cusub kuwaasi oo xisbiyada ku jira dowlada ay ku raacaan goor hore inkastoo ay kasoo horjeedaan xisbiyada kale.

Hindisayaasha Cusub ee dowlada dooneyso waxaa kamid ah.

1 Qaxootiga ku sugan Wadanka ee heesta diidmada in la siiyo ogolaansho shaqo ay ku joogaan Dalka.

2 Dadka doonaya in loo keeno qaraabadooda in ay bixiyaan nolosha dadka loo keeno si qasab ah.

3 Dowlada ayaa dooneysa joojinta Qayaanada lagu sameeyo shaqooyinka iyo in dad badan u yimaadaan shaqo wadanka.

Xisbiyada Liberalerna iyo Centerpartiet oo dowlada ka tirsan ayaa ku raacan sharciyada cusub lakin xisbiyada kale ee Moderaternas
iyo Kristdemokraternas ayaa kasoo horjeeda waxana qorshahan cusub ku tilmaameen mid dib u dhac keenaya.

Dowlada ayaa quburo u saartay Hindisayaashan kala duwan waxaana qaadaneysa ilaa sanadka cusub ee 2021 waxana ku xigta ogolaansha barlamaanka Sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here